
Arrimaha Bulshada
Kulan Lagu Dardargelinayo Hawlaha Dayactirka Qur’aanka oo ka Qabsoomay Gabiley
Magaalada Gabiley ayaa martigelisay kulan muhiim ah oo ay yeesheen Jamciyadda Hiil Qur’aan ee magaalooyinka Gabiley iyo Boorama. Kulankan ayaa ahaa mid lagu xoojinayo iskaashiga
